Maraykanka oo Ceebeeyey Villa Soomaaliya, Fadeexad fool xun oo kama dambeys ah.

Waving flag of Somalia and USA

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ayaa lagu yiri Wax loo dulqaadan karo ama la aqbali karo ma ahan in Si qaldan oo caburin Shacab ah loo adeegsado Covid19.

Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey ee Soomaaliya ayaa Covid19 u adeegsatay hub ahaan ay ku baajinayeen Mudaharaadku Murashixiinta.

Waakan Twitterkii Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka

<