Madaxweyne Deni oo goordhow shir jaraa’id qabanaya

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow wuxuu lahadlayaa Shacabka Soomaaliyeed.

Xaalada qalafsan ee Dalku wajahay 19 bishaan Feberaayo ayuu Madaxweynuhu ka hadlindoonaa iyo Mowqifka Puntland ee Doorashada.

Madaxweyne Deni wuxuu horay u Cambaareeyay qaabkii loola dhaqmay Murashixiinta iyo Shacabkii Mudaharaadayay isagoo waliba ka tacsiyeeyey Dadkii ku waxyooloobay.

Puntlandi.com ka daawo

????????????????????????????????????
<