
BAYAAN :
Golaha Midowga Musharaxiinta oayaa ku tilmaamay fal wuxuushnimo ah weererkii ciidamada Farmaajo ku qadeen Shacbiga magaalada Muqdisho saaka.
Sidoo kale Golaha Midowga Musharixiinta ayaa balanqaaday in ay sii wadayaan Banaanbaxayada inta xafiiska laga saraayo Farmaajo.