Kulan Villa Soomaaliya uga socda Farmaajo, Qoorqoor iyo Laftagareen

Madaxweynaha Xilkiisu Dhamaadey Jaale Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa caawa kulan kula leh Villa Soomaaliya Madaxweynayaasha Hirshabele, Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

Kulanka ayaa ah kii looga hadlayay Arimaha Doorashada ee ay diideen kasoo qaybgalkiisa Jubbaland iyo Puntland.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandi.com

<