Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Nairobi gaaray

Cabdirshiid Yusuf Jabril Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa maanta si diiran loogusoo dhaweeyey Magaalada Nairobi.

Xubno ka tirsan Jaaliyada Ayaa Gudoomiyaha uga hortagay Garoonka Diyaarada Jombo Kenyata Airport ee Magaalada Nairobi.

Gudoomiyaha ayaa kulan la qaadan doona Jaaliyada uu uga warbixinayo Xaalada Dalka

Puntlandi.com

<