Daawo : – M/weynihii hore Sheekh Shariif iyo Golaha Midowga Musharixiinta oo ku baaqay Banaanbax cusub

Madaweynihii hore ee Dawlada Federaalja Somaaliyeed isla markaana aha Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharraxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay garab joogaan Musharraxiinta xilka Madaxweynaha ayaa maanta ku dhawaaqay Banaanbax cusub oo aad u balaaran, isagoo fal dambiyeed ku tilmaamay in ciidamadii uu qaybta ka ahaa dhismaha iyo yabyabkooda in loo adeegsado shacbi somaaliyeed oo ku guda jira Banaanbax Nabadeed.

Halkan ka dhageyso Shirka-jaraa’id ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed :

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<