Shacabka Muqdisho waxay kooxkoox usii lugaynayaan Daljirka Dahsoon

Ciidamada Dowlada ayaa la dhigay Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho si ay u hor istaagaan Shacabka kusii qulqulaya Daljirka Dahsoon.

Waxaa lagu balansanyahay In Shacabku isugu yimaadaan Daljirka Dahsoon halkaasoo Salaada Jamce kadib uu Mudaharaadku ka bilaaban doono , Saaka waabarigii waxaa bilowdey in Shacabku ay Kooxkoox usoo lugeryaan Daljirka Dahsoon , meelahabqaar Ciidamada Dowlada ayaa hor istaagay Dadka usii lugaynayaan Bartamaha Magaalada.

Waxaa jira Dad ay Ciidamadu Xabadeeyeen, kadibna laga tuurtuuray Boorarkii ay wateen.

Wixii soo kordha kala soco halkaan

Puntlanfi.com

<