Safaarada Maraykanka oo shaacisay in Dad ku dhinteen weerarkii Maanta ee Muqdisho

Qoraal kasoo baxay Safaarada Maraykanka ayaa lagu sheegey in Dad gaaraya 20 Qof ay dhawac iyo Dhimasho kasoo gaartay weerarkii Maanta ay Ciidamadu ku qaadeen Dibadbaxayaasha iyo Musharixiinta.

Warar waxaa jira sheegaya in 3 Qof ay ku geeriyoodeen weerarkii Xalay halka tiro kalama ay ku dhawacmeen.

Ilaa hada si kale looma shaacin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Rasaastii Xalay iyo Maanta lagu weeraray Dibadbaxyada

Hoos ka Akhriso Qoraalka Safaarada Maraykanka

<