Jubbaland” Wixii Xamar ka dhacay Dowladnimo ma ahayn”

Dowlada Jubbaland oo Qoraal ka soo saartay Weeraradii Xalay iyo maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegtay in ay ahaayeen wax aan la aqbali karin kuwasoo wax u dhimaya Waanwaantii socotay.

Jubbaland waxay sheegtay in ay Ayaan daro tahay in Ciidamadii looguvtalagalay inay la dagaalamaan Al-Shabaab loo adeegsadey inay waxyeeleeyaan dhacabka.

Hoos ka akhriso Qoraalka Jubbaland

<