Hoobiyihii kusoo dhacay Garoonka Diyaaradaha oo ay soo tuureen Ciidamada Dowlada

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey in Ciidamada Dowlada Federaalku ay ka dambeeyeen Madfac kusoo dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kasoo sababay in deg deg loo xiro Garoonka, lana joojiyo in Diyaarad ay kacdo ama duusho.

Madafaca oo ahaa Hoobiye waxaa soo tuuray Ciidan Fariisin ka samaystay meel Garoonka ka fogayn, lama oga inay kas u duqeeyeen Garoonka iyo in kale,

Raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa tuuxuusa la sigay kadib markii ay Ciidamadu Rasaas ku fureen Isaga iyo Banaan baxayaan Socod ku marayay meel u dhow KM 4.

Rasaas goosgoos ah ayaa meelo badan oo Magaalada ah laga maqlayaa, hada.

Puntlandi.com Muqdisho

<