Ex Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre “ Maanta waa la i khaarijin rabay” Sawiro

Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo maanta socod Mudaharaad ah ku marayay KM 4 ayaa Ciidanka Dowladu rasaaseeyeen .

Qoraal uu soo diray Kheyre ayuu ku eedeeyay Dowlada in weerarku uu ahaa mid qorshaysan oo la doonayay in isaga lagu dilo laakiin nasiib wanaag aysan tiisii galin.

Sawirkaan hoose waa Xasan Cali Kheyre oo ka cabanaya Xabadaha lagusoo furay.

<