Daawo Sawirada kulanka Gudiga Abaabulka Mudaharaadka Xarunta Xasan Cali Kheyre

Raysal wasaarihii hor Xasan Cali Kheyre ayaa isna caawa kulan la qaatay Gudiga Dhalinyarada Abaabulka Mudaharaadka ee Xarunta Raysal wasaaraha hore Xasan Cali Kheyre.

Maanta ayaa Musharixiintu wuxuu mid walbaa Xaruntiisa uu kula kulmay Gudiyada u xilsaaran Abaabulka Mudaharaadka Jamcada, Sida muuqata Xarunta Xasan Cali Kheyre waxaa Abaabul Xoogan ka wada Mudadawiciin kor u dhaafaya boqolaal.

Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeediyay Xarunta ayaa kula dardaarmay in Sinabad galiyo ah ay ku maraan Wadooyinka, wuxuu kaloo balan qaadey in isaga iyo Musharixiinta kalaba ay safka hore ka soconayaan Mudaharaadka.

Hoos ka daawo Sawirada

<