Ciidamada Bada Maraykanka oo qabtay Dooni hub sida oo ka timid Casmara Eritrea

Ciidamada Bada Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay doono maraysa Biyaha Doomaaliya kunii jeeday Muqdisho, Doonta ayaa la sheegay inay ka timid Magaalada Casmara ee Dalka Eritrea.

Hubka ayaa waxaa kamida Qolyaha meesha Fog wax looga shiisho ee loo yaqaan Sniper, AK47 kumayaal ah, iyo Gantaalada gacanta laga tuuro.

Dublamaasiyiin ku sigan Nairobi ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in Dooniafa laga leeyahay Dalka Eritrea ayna kasoo dhiraacatay Dekada Casmara.

Macada Cida loo waydey hubkaan laakiin Waxaan qardoonayn Mar hadii Doonodaan ay kasoo shiraacatay Casmara kunasoo jeedey Doomaaliya ay hal koox waxka soo dhoofsan karaan Dalkaas, kooxdaasoo ah Xukuumada hada Xilku ka dhamaadey iyo taageerayaasheeda oo qaarkood shati u heystaan inay Dekada kalasoo degi karaan Wax walba.

Dowlada Federaalka waa lagu wargaliyey hubka la qabtay laakiin Way ka gaabsadeen inay shaaciyaan

Waakan Sawirada hubka Maraykanku qabtay

<