Jubbaland oo ka tacsiyaysay Geerida Seneator Yuusuf Xaajigii Kenya

Dowlada Jubbaland ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay Caruurtii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacabka Kenya Geerida ku timid Alla ha u naxariistee Senetor Yuusuf Xaaji ol ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya.

Dowlada Jubbaland waxay sheegeen in Marxuumku uu San ahayn Siyaasi Reer Kenya oo qura er uu ahaa Siyaasi Soomaaliyeed wax weyna ka qaatay Nabadeynta iyo Xalinta mushaakilaadka Soomaaliya.

Puntlandi.com Kismaayo

<