Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Sayidka, Magaalada Muqdisho

Gaari lagsoo buuxiyay Qalabka qarxa ayaa lagu qarxiyey Sgoyska Siyidka, goob Kantarool Ciidan ah, Qaraxaasoo dhawaaqiisa laga maqlay meelo Fog, Xoogiisa awgiis.

Ilaa hada khasaaraha ka dhashay lama oga, Dad ka agdhow goobta Qaraxu haleelay waxay noo xaqiijiyeen in Qof naftii halige ah uu waydey gaariga qarxay.

Ciidamada Amaanka ayaa goobta soo gaaray io baaritaan bilaabay.

Puntlandi.com Muqdisho

<