Ururada Bulshada Rayidka ah yaa soo jeediyey in shirka 15 Febraayo lagu qabto Muqdishu

Isutaga Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay, isla markaana taageeray shirkii 15 February ee uu ku baaqay Madaxweynaha hore ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale Isutaga Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa soo jeediyey in shirka lagu qabto magaalada Muqadisho.

<