Rooble “ Waxaan idiin sheegayaa Nin aan kuu furi doonin yuunan kuu rarin”

Raysal wasaaraha Xukuumada Wakhtigeedu dhamaadey ayaa maanta u jeediyey Xildhibaanada Aqalka hoose Warbixin ku saabsan Waxqabadiisii Sadexdii loosoo ee kasoo dhaafay.

Raysal Wasaaruhu wuxuu warbixin Guud kusoo koobay Waxqabadka Xukuumadiisa boqolkii maalmood ee ay Xilka heysay.

Raysal Wasaaruhu wuxuu kaloo dhambaal dadban u diray Mucaaradka oo uu sheegey inaan cidna laga yeelayn iney khalkhal Siyaasadeed Abuuraan. Wuxuuna ku mashmaahay , “Nin aan kuu furi doonin tuu kuu rarin”. Tasoo uu ula jeedey Anaga cid aan ahayn Dalkaan waxtar umalaha.

Gudoomiysha Baarlamaanka ayaa ka hor Khudbada Raysal wasaaraha wuxuu ka digey in uu san Raysal wasaaruhu ka hadal wax dhaafsiisan Waxqabadkiisa 100 maslmood.

Puntlandi.com Muqdisho

Puntlandi.com Muqdisho

<