Golaha Musharixiinta “Waxaan taageereynaa qabsoomida Shirka Muqdisho ee Puntland iyo Jubbaland ku baaqeen

Midowga Musharixiinta ayaa baaq ay soo saareen waxay muujiyeen inay kaxwalwalsan yihiin waxay ku tilmaameen Jahawareer iyo hubin la’aanta Xiliga kala guurka.

Murashixiintu waxay soo dhaweeyeen Shirkii ay ku baaqeen Puntland in la isugu yimaado Muqdisho , baaqaasoo Jubbaland ay iyana ku baaqeen.

Murashixiintu waxay soo dhaweeyeen in la isugu yimaado si degdeg ah Shir ay kasoo qayb galaan Dhamaan Saamilayda Siyaasada.

waakan hoose baaqii Murashixiinta

<