Xildhibaano gaaraya 100 oo sheegay in Madaxweynuhu dhacay, Mudadana aan loo kordhinayn

Ugu yaraan 90 Xildhibaan oo maanta ku shiray Hotel ku yaal Muqdisho ayaa shaaciyey in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu wakhtigu ka dhamaadey, isla markaasna aan sinaba looga hadli karin Wax mudo kordhin ah.

Xildhibaaadu waxay Cambaareeyeen Ciidamadii dharcadka ahaa ee Gudaha usoo galay Baarlamaanka Shalay oo isniin ahayd.

Xildhibaanadaan ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen Isbahaysi la magacaabay Badbaadinta Qaranka, ayna ka shaqaynayaan sida Dalka.

Puntlandi.com Murqdisho

<