
Senator Cabdi Cawaale Qeybdiid oo ah Gudoomiyaha Gudiga dibu eegista Dastuurka ee Aqalka Federaalka Federaalka Somaaliyeed ayaa maanta beeniyey isla markaan canbaareyeey warar been abuur ah oo ay ka faafiyeen taagerayaasha Madaxweynihii hore ee Farmaajo.
Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id ee Senotor Cabdi Qeybdiid :