
Dowlada Puntland waxay iska fogaysay Shirka uu Madaxweynaha Xilkiisu ka dhamaadey uu ku yaboohay in Garowe lagu qabto, Puntland waxay soo jeedinaynaa in shirka lagu qabto Mogadishu si fursad loo siiyo ka qaybgalka Beesha caalamka iyo Saamileyda siyaasadeed
Madaxweynaha Xilkiisu dhamaadey Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa ku yaboohay in shir wadatashi lagu qabto Garowe isagoon kala tashan Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.
Sida ay Warbaahinta Puntlandi.com ay Xogta ku hayaan Shirkaan Shirkaan uu ku yaboohay Mudane Farmaajo kalama uusan tashan Puntland.