Xasan Shiikh Maxamuud oo Shacabka Fariin u diray

Xaalada cusub ee Dalku galay Maan waxay Masuuliyad ka saaran tahay Qof walba oo hani uga jiro hogaaminta iyo u adeegsado Dalka, Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Fariin cad wuxuu u diray Shacabka, wuxuuna yiri sidaan..,

Xasan Sheikh oo ka mid sh Midowga Mudharixiinta wuxuu kamid ahaa Masuuliyiintii Xalay la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka, waxayna kala hadleen in lagawada shaqeeyo Xasiloonida Dalka iyo qaabkii looga gudbi lahaa Maanta oo Mudo Xileedkii Madaxweynaha ay dhamaatay.

Puntlandi.com Muqdisho

<