War Saxafadeed UNSOM : Beesha caalamka oo madaxda somaalida ugu baaqay heshiis wadar ogol ah oo laysku raacsan yahay deg degna ah

War-saxaafadeed wadajir ah, Saaxiibbada Beesha Caalamku waxa ay soo dhoweynayaan kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb, waxa ayna ugu baaqeynaan dhammaan madaxda Soomaaliya in ay heshiis wadar ogol ah oo la isku raacsan yahay ka gaaraan hirgelinta doorashooyinka si deg deg ah oo ay danta qaranku ku jirto.

<