Daawo Sawirada Xildhibaanada Cusub iyo Dumarka oo kursigiisa labaad helay Baarlamasnka Puntland

Dumarka Puntland hal kursi ayay ku lahaayeen Baarlamaankaan hada jirsadey labada sano ee Puntland , maantase waxaa kusoo biiray Gabadhii Xildhibaanad Maryan Cusmaan Axmed.

Sawiradaan hoose waa qayb kamida Wajiyada cusub ee maanta loo dhaariyey Baarlamaanka Puntland

Xildhibasnadaan Cusub waxay badaleen Xildhibaanadii laga xayuubiyey Xasaanada dabayaaqadii Sanadkii tagay 2020.

<