Daawo Puntland State House : – M/weyne oo maanta ka qeyb galay furitaanka shirka Dhuusomareeb -4

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir.

Halkan ka fiirso ka qeyb galka M/weyne Deni ee shirka Dhuusomareeb-4.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<