Daawo : – Jeneral Indho-cade oo shaki galiyey cida dishay General Galaal

General Yusuf Maxamed Siyaad ( Indho cade ) ayaa sheegay in uu qabo tuhun aad u weyn in ciidamada Dawladu ay ka danbeyeen dilkii Generaal Maxamed Nuur Galaal.

Jeneraal Indho cade ayaa dalbaday in baaritaan madaxbanaan lagu sameeyo mad-madowga iyo shakiga ku gadaaman cida dishay Generaal Galaal.

Halkan ka fiirso wareysiga Jeneraal Indho cade :

<