Baarlamaanka Puntland oo loo dhaariyey Xildhibaano Cusub kuraastii banaanaa

Mudo Bil iyo Bar laga joogo ayaa Baarlamaanka Puntland uu Xasaanadii kala laabtay tiro Xildhibaano ah oo lasoo eedeeyay kuwasoo markii dambana Maxkamada sare ay raacdey Go’aankii Baarlamaanka qaatay.

Hadaba boosaskaa banaanaa ayaa loo dhaariyey Xildhibaanadaan cusub oo shaqadoodu kasoo bilaabanayso 1 bishaan Febaraayo.

waxaa ilaa hada lasoo buuxisay 8 kursi, waxaana kuraastaas ku fariisanayan Oo loo dhaariyey Xildhibaanadaan Cusub oo kala ah,

  • Xildhibaan Maxamed Cabdi Farax
  • Xildhibaan Cabdirshiid Maxamuud Yusuf Afgaduud
  • Xirdhibaan VæCabdulaahi Maxamed Gurey (Mirood)
  • Xildhibaan Cabdiqani Nuur Faarax Muuse
  • Xil Cabdicasiis Xuseen Maxamuud (Garagoos)
  • Xildhibaan Faarax Sulux Jaamac
  • Xildhibaan Maxamed Maxamuud Daalac Abuubaraa
  • Xildhibaan Maryan Cismaan Axmed Fargase

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirshiid Yusuf Jabril ayaa goob joog ka ahaa dhaarinta

Puntlandi.com Garowe

<