Madaxweyne Deni oo ka baaqdey inuu kasoo dego Garoonka Diyaaradaha

Laamaha Amaanka Puntland ayaa Ku wargaliyey Madaxweyne Deni inuusan ka dagen Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb kadib markii Xalayti Magaalada lagu Garacad Madaafiix.

Warar hoose oo Puntlandi.com Heleen ayaa sheegaya in Laamaha Amaanka Puntland ay is hortageen in Madaxweynuhu uu Diyaarad ku tago Dhuusamareeb.

Madaxtooyada Puntland Way ka gaabsadeen inay xaqiijiyeen warkaan, mana cada qaabka uu kunimaanayo Madaxweynuhu Magaalada Dhuusamareeb.

Puntlandi.cim Gaalkacyo

<