Madaxweyne Deni Cadaado ka degay Amaanka Dhuusamareeb awgeed

Kadib markii Laamaha Amaanka iyo Saraakiisha Puntland ay Madaxweynaha usoo jeediyeen inuu ka baaqdo aaditaanka Dhuusamareeb Amaankiisa awgeed ayaa Madaxweynuhu wuxuu kasoo degay Magaalada Cadaado, Halkasoo Ciidamada Amaanku ay kasoo kexeeyeen Madaxweynaha.

Madaxweyne Deni wuxuu door budeybinuu Safar dhulka ah ku yimaado Dhuusamareeb, mana aha markii u horaysay io safar dhulka ah ku maro wdadaan, bishii Ogoosto kal hore ayaa Madaxweynuhu uu safar dhulka ah uga baxay Dhuusamareeb isagoo kusii jeedey Gaalkacyo.

Goor dhow ayuu Madaxweynuhu soo garaayaa Dhuusamareeb waxaana .

Puntlandi.com Gaalkacyo

<