Madaxweyne Axmed Madoobe oo Dhuusamareeb soo gaaray

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdigiisa ayaa goor dhaweyd soo gaaray Dhuusamareeb waxaana Garoonka kusoo dhaweeyey Dhigiisa Galmudug Axmed Kaariye.

Amaanka Magaalada iyo inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha ayaa aad loo adkeeyey kadib weerarkii Xalay lagusoo qaadey Dhuusamareeb .

Maanta duhurnimadacayuu furmayaa Shirka Wada xaajiodka Arimaha Doorashada .

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<