Daawo Madaxweyne Deni oo Safar dhulka ah ku yimid Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagusoo dhaweeyey Dhuusamareeb kadib markuu safar dhulka ah uga yimid Degmada Cadaado.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye ayaa kusoo dhaweyey Magaalada, Madaxweyne Deni ayaa ka baaqsadey inuu kasoo dego Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb kadib markii Saraakiisha Amaanka Puntland ay ka joojiyeen Madaxweynaha inuu Doyaarad ku tago Dhuusamareeb Amaanka awgeed.

Hoos ka daawo Sawirada

<