Allaah ha u naxariistee Generaal Maxamed Nuur Galaal oo xalay lagu aasay Guraceel

Allaah ha u naxariistee meydkii Marxuum Generaal Maxamed Nuur Galaal oo shalay Salaatul-jinaasa loogu tukaday Masidka Isbehaysiga Islaamka ee Muqdisho ayaa xalay makhribkii loo qaaday oo lagu aasay magaalada Guraceel.

<