Shir caawa Dhuusamareeb uga Socda Madaxweyne Farmaajo, Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxweyne Qoorqoor

Magaalada Dhuusamareeb waxaa caawa ka socda kulan Sadex geesooda oo u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo iyo labada Nin ee ay isugu dhowyihiin Siyaasada Soomaaliya QoorQoor iyo Laftagareen.

Kulankaan oo goordhaweyd bilowday waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadka yahay, lamana oga waxa ay uga wada hadlayaan kulanka xili aysan wali Magaalada soo gaarin Madaxweyne Saciid Deni iyo Axmed Madoobe.

Waxaan ka soo xansano kulankaan kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Gaalkacyo

<