Qaban qaabadii u dambaysay ee Shirka Dhuusamareeb oo socota

Ambiga si heer Sare ah ayaa loo adkeeyey waxaa hada dhiman oo qura qabanqaabada soo dhaweynta Martida Shirka ka qayb galaysa, kuwasoo imaantinkoodu bilaabanayaa maanta.

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa lagu wadaa inay soo garaab Dhuusamareeb.

Siyaasiyiin badan ayaa waxay ka walwal sanyihiin in Shirku uu ku dhamaado si lamid ah Shirarkii hore ee Dhuusamareeb.

Kala soco Puntlandi.com wararka Shirka.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<