Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Xilku kasii dhamaanayo ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaweyd si diiran loogusoo dhaweeyey Dhuusamareeb.

Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha kale ee Soomaaliya ayaa shir uga furmayaa Dhuusamareeb.

<