Madaxweyne Axmed Madoobe oo goordhow ka degaya Dhuusamareeb

Inkastoo Ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Axmed Madoobe ay maanta gaareen Dhuusamareeb hadana waxaa goordhow lasugayaa Madaxweynaha iyo Wafdigiisa.

Madaxweyne Deni iyo Farmaajo waxaa laga yabaa inay iyagana waa la sugayaa wali.

Beri oo Talaado ah ayuu Shirku si rasmi ah u furmayaa sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil Galmudug ah.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<