Laftagareen oo soo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa Dhuusamareeb soo gaaray maanta waxaana Kusoo dhaweeyey halkaas Dhigiisa Galmudug.

Waxaa la filayaa in saacadaha soo docdabuu isna yimaado Madaxweynaha Hirshabeele.

<