
Xukuumada Puntland oo soo diyaarisay Sharciga cusub ee Codbixiyaasha Puntland ayaa maanta u gudbinaya Baarlamaanka si ay uga doodaan.
Kalfadhiga 47aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta furmaya ayaa laguwadaa in Madaxweyne Deni uu ka khudbeeyi kadibna u gudbiyo Baarlamaanka Hindisahaan,
Waxaa meel wanaagsan maraya Howlaha Gudiga Doorashada Puntland howlahaasoo u gogol xaaraya in Puntland laga hirgaliyo Nidaamka Xisbiyada iyo in la Diiwaan galiyo Dhacabka.
Puntlandi.com Garowe