Wakiilada Beesha Caalamka oo Madaxweyne Farmaajo Fariin u geynaya

Warar Dublamaasiyadeed oo Puntlandi.con helayo, Kulanka maanta dhexmaraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Xubnaha Beesha Caalamka ayaa daba socda Waraaqo isdaba socda oo Ay Bersha Caalamku kasoo saareen Arimaha murugsan er Soomaaliya.

Sida aan xogta ku helayno Beesha Caalamkunwaxay Madaxweynaha hordhigayaan Fariin cad oo seexan oo ka timid Saaxibada Caalamka ee Soomaaliya, waa Qolada looyaqaan Beesha Caalamka.

Fariintaas waxa ay tahay lama Faahfaahin laakiin marka dib loo eego Waraaqihii dhalay kasoo baxay Xalane, waxaa Madaxweynaha loo sheegayaa inuu sharuud la’aan uga qaybgalo Kulan looga hadlayo Doorashada.

Kulanka maanta ka dhacaya Villa Soomaaliya wuxuu furmayaa goordhow.

Wixii kasoo baxa kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Muqdisho

<