Breaking News : – Wakiilada Beesha Caalamka oo M/weyne Farmaajo u sheegay in uu 36 Sacadood ku aqbalo kulankii ay soo jeediyeen Puntland iyo Jubbaland

Warar Diplomasi oo ka soo baxay kulankii maanta xarunta Villa Somaliya ku dhexmaray Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho ayaa tibaaxay in M/weyne Farmaajo loo sheegay in mudo 36 sacadood gudahooda uu kaga qeyb galo kulankii ay dalbeen Madaxda Maamul Gobleedada Jubbaland iyo Puntland ee xalka loogu raadinaayo arimaha cakiran ee doorashooyinka Dalka.

Madaxada Somaalida ee u horeeyo Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu xantaa in ay u nugul yihiin oo dhagahoodu kaliya ay maqalaan cadaadisk Beesha Caalamka.

Halkan ka firii fariinta Beesha Caalamka ee kulankii maanta.

<