Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Siyaasadii Arimaha Dibada waxay noqotay Irbad hadba Qolo lagu mudo”

Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay Siyaasada Arimaha Dibada ee Xukuumada Madaxweyne Farmaajo tasoo uu ku tilmaamay mid Cadow badan lagu kasbanayo.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa ayuu ka digigay qaabka loo maaraynayo Soyaasada Arimaha Dibada Soomaaliya.

Waakan Qoraalkiisu

<