BBC Wareysi C/raxmaan C/shakuur : – Muqdisho Maqaam bay u baahan tahay ee uma baahna Riwaayada Farmaajo ee 13 ka Kursi

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeyey Madaxweyne Farmaajo in uu ku fashilmay in uu doorasho u qabto 329 kursi ee Dastuuriga ah oo ee laysla ogolyahay.

Mudane C/raxmaan oo maanta wareysi siiyey laanta Afka Somaaliga ee Idaacada BBC ayaa Go’aanka Madaxweyne Farmaajo ku sixiixay 13 Kursi oo uu yeesho Gobolka Banaadir ku tilmaamay Bombo Siyaasadeed oo uu Farmaajo isaga horkeenayo Shacbiga Somaaliyeed.

Halkan ka dhageyso wareyiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur :

<