
Shirkii Golaha Xukuumada Jubbaland ayaa looga hadlay Qodobo dhowra oo ay kamid yihiin Dagaalkii Baladxaawo, Doorashada Dalka iyo Warbixintii ay kasoo Diyaariyeen Gudiga IGAD u xilsaartay Eedeyntii ay Fowlada Soomaaliya ku eedeysay Kenya inay faragalin ku hayso Soomaaliya.
Jubbaland waxay taageertay Warbixinta Gudiga IGAD soo bandhigeen oo ay ku sheegeen mid aan cidna u xaglin kuna fadhida dhexdhexaadnimo.
Waxay kaloo Jubbaland ka raali galiyeen Madaxweynaha iyo Dhacabka Jabuuti Hadaladii Eedeynta ahaa ee kasoo yeeray Xukuumada Federaalka Soomaaliya.
Puntlandi.com Kismaayo