DIGNIIN : Wiilkani waa Reer Puntland ka shaqeeya Villa Somaliya waxa uu iska dhigayaa Nin Hawiye iyo Gobolka Banaadir difaacaya

Qorshaha Madaxweyne Farmaajo uu ku rabo in uu caadifad iyo naceyb qabiil isaga horkeeno Beelaha Somaaliyeed ee Hawiye iyo Daarood waxa uu u adegsanayaa kooxaha uu ku adeegto ee Cayayaanka Baraha Bulshada ( CBB ) iyo qaar ka mid ah Warbaahinta Dawlada iyo kuwa Madaxbanaan ee laaluushka ku shaqeeya.

Wiilkani waa Cabdirashiid Muse waxa uu ka soo jeedaa Puntland, wuxuuna ka mid yahay kooxda CCB isagoo mudooyinkii ugu danbeeyey ka shaqeynaayey xarunta Villa Somalia.

Waxaa uu ka mid yahay shakhsiyaadka aad ku arki doontaan Social media ah ee u xilsaaran hurinta colaada iyo iska horkeenka qabaa’ilka Daarood iyo Hawiye.

Sida aad ka arki karto qoraalka Wiilkan Reer Puntland ee Villa Somalia ka shaqeeyaa waxa uu filmka ku matalayaa inuu difaacayo xuquuqada matalaada siyaasadeed ee Gobolka Banaadir iyo guud ahaan Beesha Hawiye, isagoo ku eedeynaaya Maamulada Puntland iyo Jubbaland in ay neceyb u hayaan Caasimada Muqdishu iyo Beesha degta ee Hawiye !!!!!!!

Halaga digtoonaado rafashada Farmaajo iyo Guulwadayashiisa Cayayaanka Baraha Bulshada ( CCB)

Halkan ka fiirso qoraalda iska-horkeenka Beelaha Somaaliyeed

<