Warsaxaafadeed— Kenya oo walaac ka muujisay Dagaalka Baladxaawo

Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlada Kenya ayay hoosta ka xariiqeen Walaaca ay ka qabaan Dagaalada soo noqnoqonaya ee magaala Xuduudeedka Baladxaawo.

Dowlada Kenya waxay Qoraalkooda ku sheegeen in Dagaalku uu dalbanayo Dadweynaha Soomaaliyeed oo barakacay, iyo culeys Qaxooti oo Kenya soo gaara.

Kenya waxay ku baaqdey Xabad joojin deg deg ah iyo in la xaliyo waxyaabaha Dagaalka soo celcelinaya.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka

<