Breaking News— Ciidamada Dowlada Federaalka oo dib u qabsadey Baledxaawo

Wariye ku sugan Baledxaawo wuxuu hada noo xaqiijiyey in Ciidamada Dowlada Federaalku ay gabi ahaanba la wareegeen Magaalada Baledxaawo oo kolkii hore ay qabsadeen Ciidamada Jubbaland.

Dagaalkii ilaa saaka socdey oo goos goos ahaa, Ciidamada Jubbaland Way isaga baxeen magaalada, sida uu Wariyuhu xaqiijiyey.

Puntlandi.con Mandheera

<