Dowlada Federaalka oo Cadeysay Warbaahinta Puntlandi horaybu shaaciyeen, Doorasho kaligood ahna Way qabanayaan

Kulankii Xalay ka dhacay Villa Soomaaliya waxaa lagu go’aamisay in Dowlada Federaalku ay qabato Doorasho ay qabanayaan Qoorqoor, Farmaajo, LaftaGareen iyo Madaxweynaha cusub ee Hirdhabeele.

Todobaadkii hore ayaa Warbaahinta Puntlandi.com ay daabeceen Go’aankaan kadib markii Ilo Dublamaasiyadeed ay nasiiyeen Xogtaan.

Xalay waxay Puntlandi.com markale daabeceen Xog aan Xalay helnaynoo xoojinayaa xogtii hore.

Raysal wasaare Rooble ayaa maanta shaaca ka qaadey in Kulankii Xalay la isla meel dhigay inaan loo joojin Deni, Axmed Madoobe iyo Musharixiinta Diidan Qorshaha Xukuumada ee Doorashada.

Madaxweyne Farmaajo oo kaashanaya Asxaabtiisa Dhuudamareeb, Baydhabo iyo Jowhar wuxuu qabanaysa Doorashada uu isagu gacantiisa ku soo sawiray.

Midowga Musharixiinta wali kama aysan hadal Go’aanka Xikuumada.

Puntlandi.com Muqdisho

<