Breaking News— Kulankii Villa Somaliya oo saacado badan qaatay iyo Warsaxaafadeed kasoo bixi doona

Kulankii Caawa U socdey Madaxweyne Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha Hirshabelle, Galmudug, Koonfur Galbeed ayaa caawa goor dambe gaaray.

Kulanka oo warar kala duwan kasoo baxayaan waxaa la filayaa in isla caawa ay soo saaraan Warsaxaafadeed ama ay qabtaan shir saxaafdeed.

Waxaa loo badinayaa inay dhaacin doonaan Xiliga Doorashadu dhacayso oo ay dib uga dhigayaan Xiligii horay loogu hrshiiyay Heshiiskii Sebtembar 2020.

Kala soco Puntlandi.com

<