Dhagayso Musharax Daahir Maxamuud Geele “ Hadaan Madaxweyne Noqdo Ciidanka Gedo waan soo celin awalba fidnaa loo geeyey”

Musharax Daahir Maxamuud Geele oo ka tirsan Musharixiinta ku mideysan Madasha Musharixiinta oo ka jawaabayay Su’aal la xiriirta Go’aankii ay Madasha Musharixiintu ugasoo horjeedey Ciidamada ay Dowlada Federaalku Geysay Gobolka Gedo ayaa muujiyay mowqifkiisa isaga Shaqsiyan uu ka qabo Ciidamada la geeyay Gobolkaas.,

Musharixiinta wuxuu si cad u balan qaadey inuu Gobolka Gedo Xasilinayi isagoo sheegay in Ciidamada ay Dowladu geysay aysan u ahayn Maskaxda Qaran ee loo geeyay Maskaxda qabiil.iyo in lagu burburiyo Maamulka Jubbaland.

Hoos ka dhagayso

Musharax-
<