Faahfaahin , Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo la dilay

Alla ha u naxariistee Xildhibaan Khaliif Haashim Geeddi ayaa Xalay Qarax loogu xiray gaarigiisa, isla goobta ayuuna ku geeriyoodey., Marxuumka ayaa Qaraxa loogu xiray Shirka gaariga, Kasoo qarxay markuu gaariga galay.

Madaxweynaha Jubbaland oo iminka ku sugan Garowe ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Xildhibaanka.

Inkastoo falkaan u Raad egyahay habdhaqanka Al-Shabaab hadana wali ma aysan sheegan.

Puntlandi.com Kismaayo

<